SEARCH

Dhagayso

  BBC 11:00 GMT
  BBC 14:00 GMT
  BBC 18:00 GMT
  SBC 08:00 CET
  SBC 13:30 CET
  SBC 20:00 CET
  Radio Daljir
  Radio Galkacyo
  Radio Garowe
Radio Nugaal

Somali Links

Allmudugnews
almujaahid

Aayaha 
Allwaamo 
Baargaal 
beerdhiga 
Biyo-Kulule Online
Boocame 
Burtinle Online
Calanka
 
Carmooyin 
ceelcadnews 
Dailypuntland 
Danwadaag 
dayniile 
  
Garowe Online
Gedonet
Halgan  
IqraSomali
Jidbaale

kataaib 
kismaayocity 
Kismaayopost
Midnimo
PuntlandGov 
Puntlandpost
qaadisiya 
Saylaci   
Somali PEN
Somalitalk
 
Somaliweyn 
Suldan hurre
Xarfo
 
Waayaha.net
Widh widh

Gudoomiyaha degmada Bardaale oo shaaca ka qaaday inuu ku biiray Islaamiyiinta
Gudoomiyaha degmada Bardaale ee Maamulka Gobolka Baay ayaa sheegay inuu la shaqeyn doono xoogaga Islaamiyiinta ah ee dagaalka kula jira dowlada FKMG ah iyo ciidamada shisheeye....
08 Sep 2008
Ciidamada dowlada oo saaka degmada Dayniile ku dilay Macalin Qur'aan
Ciidamada dowlada taagta daran oo ay kor ka waardiyeynayaan kuwa Itoobiyaan ah ayaa saaka dil iyo qafaalasho fool xun ka geystay xaafada Raadeerka degmada Dayniile...
08 Sep 2008
Dagaal aad u culus oo saaka ka dhacay magaalada Beledweyne
Xoogaga Mujaahdiinta ah ayaa saaka waaberigii weerar lixaad leh ku soo qaaday ciidamada Itoobiyaanka ah ee ku sugan gudaha magaalada Beledweyne...
08 Sep 2008
Sheekh Maxamed Cabdi Omal oo Soomaalida ugu baaqay inay midoobaan
Sheekh Maxamed Cabdi Omal oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ayaa xalay baaq u jeediyay umada Soomaaliyeed guud ahaan...
08 Sep 2008
Madaxweyne C/laahi Yuusuf oo aad uga niyad jabay Qaramada midoobay
Madaxweynaha dowlada FKMG ah ee la shaqeeya gumeysiga Itoobiya ayaa aad uga xumaaday kulankii ugu danbeeyey ee qaramada midoobay ku sheegeen inayan xiligan ciidan u direyn Soomaaliya...
07 Sep 2008
Baarlamaanka FKMG ah oo isku mari la' heshiiskii Madaxda dowlada ku gaareen Adis ababa
Kulan ay maanta isugu yimaadeen xubnaha Baarlamaaka FKMG ah ee fadhigoodu yahay magaalada Baydhabo ayay uga doodeen heshiiskii dhawaan C/laahi Yuusf iyo Nuur Cadde ku gaareen Adis ababa...
07 Sep 2008
Markab ka mid ah kuwa dagaalka ee ku sugan biyaha gacanka Cadmeed oo qaaday weerar ay ku soo qabqabteen burcad badeed
Markab nooca dagaalka ah ayaa weerar ku qaaday burcad Soomaali ah oo doonayay inay afduub u geystaan dooni nooca ganacsiga ah oo mareysa gacanka Cadmeed...
07 Sep 2008
Ciidamada AMISOM oo baaritaan ka sameeyey agagaarka KM4 IYO afhayeenkooda oo ka hadlay dagaalkii xalay
Ciidamada midowga africa ayaa saaka baaritaan xoog leh ka sameeyey nawaaxiga KM4 oo ah wado muhiim u ah isu socodka magaalada Muqdisho...
07 Sep 2008
Sheekh Ibraahim Shukri " raali kama nihin maamulka Kismaayo"
Madaxa siyaasada gobolada Jubooyinka Maxkamadaha Islaamka Sheekh Ibraahim Shukri ayaa gaashaanka u daruuray maamulkii shalay laga dhisay magaalada Kismaayo...
07 Sep 2008
Dagaal aad u culus oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho
Mujaahidiinta AL Shabaab ayaa xalay weerar culus ku qaaday ciidamada AMISOM ee fariisinka ciidan ku leh Isgoyska KM4 ...
07 Sep 2008
Ciidamo isugu jira Itoobiyaan iyo Soomaali oo maanta isu soo dhiibay Mujaahidiinta
Ciidamo ka tirsanaa kuwa dowlada FKMG ah ee loo yaqaano copy-ga oo uu wehliyo Sarkaal Itoobiyaan ah ayaa maanta ka soo goostay ciidankii ay ka tirsanaayeen...
06 Sep 2008
Maamulkii degmada Kismaayo oo lagu dhawaaqay
Sheekh Xasan Yacquub oo maanta shir jaraa'id khadka taleefoonka ugu qabtay warbaahinta ayaa shaaca ka qaaday xubnaha maamulka cusub ee magaalada Kismaayo...
06 Sep 2008
Wafdi ka socda Isbeheysiga dib u-xoreynta garabka Asmara oo Kismaayo soo gaaray
Wafdi heer sare ah oo ka ymid magaalada Asmara oo xarun u ah Isbeheyeisga garabka Sheekh Xasan Daahir ayaa gaaray magaalada Kismaayo...
06 Sep 2008
Jaamacaca Carabta oo ka wada hadleysa arimaha Soomaaliya
Wasiirada Arimaha dibadda ee dalalka Carbta ayaa maanta ku balansan inuu shir uga furmo magaalada Qaahira ee dalka Masar...
06 Sep 2008
Mas'uuliyiinta dowlada FKMG ah iyo ciidamada amaankooda ilaaliya oo cabsidii ugu badneyd ay soo food saartay
Tan iyo wixii ka danbeeyey markii Afhayeenada Islaamiyiinta ay calaamadiyeen inay bishan noqon doonto bishii weerarada iyo guusha ciidamada huwanta ah iyo Mas'uuliyiinta dowlada dhagta ayaa u taagan...
06 Sep 2008
Magaalada Kismaayo oo loo sameeyey maamul kumeel gaar ah
Waxaa maamul ku meel gaar ah loo sameeyey magaalada Kismaayo oo xarun u ah gobolka J/Hoose halkaasoo dhawaanahan la filayay in maamul looga dhawaaqo...
06 Sep 2008
Wakiilka gaarka ah ee qaramada midoobay u qaabilsan Soomaaliya oo ka hadlay arimaha burcad badeedka
Wakiilka gaarka ah ee qaramada midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Ahmedou ould-Abdallah ayaa shaaca ka qaaday inuu si aad ah uga naxay qafaalashada Maraakiibta ee ku sii xoogeysaneysa Soomaaliya...
05 Sep 2008
Mujaahidiinta Al Shabaab oo la wareegay degmada Wanla-weyn
Cutubyo ka tirsan Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa galabta gaaray degmada Wanla-weyn ee gobolka Sh/ Hoose...
05 Sep 2008
Maxkamadaha Islaamiga ah oo faah faahin ka bixiyay dagaal saaka ka dhacay degmada Bardaale
Dagaal aad u culus ayaa waxa uu maanta ka dhacay degmada Bardaale kaasoo u dhexeeyey Mujaahidiinta Maxkamadaha Islaamka iyo ciidamada Itoobiya...
05 Sep 2008
Qaramada midoobay oo sheegtay in ciidan u dirista Soomaliya ay shuruudo ku xiran yihiin
Golaha amaanka ee qaramada midoobay ayaa shalay kulan ka yeeshay arimaha Soomaaliya waxayna kulankooda ku gorfeynayeen xaaladihii ugu danbeeyey ee Soomaaliya...
05 Sep 2008
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 | 42 | 43 | 44 | 45 | 46 | 47 | 48 | 49 | 50 | 51 | 52 | 53 | 54 | 55 | 56 | 57 | 58 | 59 | 60 | 61 | 62 | 63 | 64 | 65 | 66 | 67  Next


Scrolling News
Gabay cusub oo jawaab ah(Cabdullahi C.Gaani)
DUULAANKII SOOMAALIYA KADDIB, GOORTA ERITREEYA BAA LA GAARAY!
Maamul Goboleedka Puntland iyo Hogaamiye kooxeedyaadii ka talin jiray koofurta Somalia iyo Magaalada Caasimada ah Muqdisho Hadaba Maxaa ay ku kala duwanyihiin, Maxaa ay is dheeryihiin iyo Maxaa ay isaga mid yihiin.
Mareykanka oo, mar kale, weeraray Soomaaliya, gumaadayna tiro dad ah oo guryahoodii jiifay!
Waa lala xisaabtami doonaa kuwa gata dhiiga Shacabka Soomaaliyeed
SOMALIA: ‘fight the enemy at home before the enemy at occupation’
Shirka ururka Islaamku, saamayn intee le’eg buu kulleeyahay dunida muslimka?
Maxaa ka soo baxay Shirkii Beelaha Daarood ku yeesheen Qalloocan
Puntland:Dalxiiska Cade Muuse & Digashadiisa Darxumada Shacabka!!!
PUNTLAND: DAL U BAAHAN DARYEEL & DAD U BAAHAN DAWLADNIMO
© Copyright - 2007 dailypuntland.com  All Rights Reserved. webmaster@dailypuntland.com